Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Cabdiraxmaan Maadey (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya kulan kula yeeshay  Gudoomiyaha cusub ee Xisbiga ONLF  Cabdiraxmaan Maadey iyo Xubno kale. Madaxtooyada Jubbaland ayaa sheegtay in kulankan uu ahaa mid Axmed Madoobe ugu hambalyeenayay Gudoomiyaha cusub ee ONLF oo dhaaan lagu doortay doorasho ka dhacday gudaha dowlad deegaanka Soomaalida … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Cabdiraxmaan Maadey (Daawo Sawirro)